Madaxda sare ee dowladda oo sagootisay danjirihii hore ee dowladda Britain Matt Baugh
Published By mjournal On Thursday, June 13th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : - Dhawaan ayeey aheyd markii dowladda Britain soo magacaawday danjire cusub oo wakiil uga noqon doona arrimaha siyaasada Soomaaliya kaasoo lagu badallay danjirihii hore ee Ingariiska Matt Baugh.
Hadaba madaxda sare ee dowladda Soomaaliya oo uu ugu horeeyo madaxweyna Xassan Sheekh Max'uud ayaa waxaa ay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Faallo: Taariikhda Somaliweyn iyo Dhibaatada Ay Ku Hayso Somalia Maanta” Caaqilka MuqdishoJoornaal Muxuu Ka Yiri?”
Published By mjournal On Thursday, June 13th 2013. Under Wararka Maanta
Sidaan wada ogsoonahay in Ummadaha Afrika, Aasiya, iyo Laatiin Ameerika waxay ka gilgisheen Gumasigii Reer Yurub ee ku habsaday taariikho kala duwanaa iskana rideen heeryadii gumeysiga. Kacdoonadii iyo halgamadii xornimadoonka ahaa ee ka kacay Afrika iyo Caaalamka Carabta kontameeyadii iyo ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Daawo Sawirrada sida Axmed Madoobe loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo
Published By mjournal On Wednesday, June 12th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Axmed Max'ed Islaam oo 15 kii bishii May ee ina dhaaftay loogu doortay Kismaayo madaxweynaha maamulka Jubba-land ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada oo ay dhawaan dagaallo ka dhaceen, kadib safar dhowr cisho qaatay oo uu ku tagay Nairobi.
Hadaba Daawo Sawirrada sida ay taageerayaashiisa ugu soo ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Madaxweyne Xassan Sheekh oo Muqdisho kula kulmay wafdi ka socda midowgga Yurub oo ay ka wada hadleen xaalada Soomaaliya
Published By mjournal On Wednesday, June 12th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa maanta ku qaabilsay xarunta ciidamada midowgga Africa AMISOM wafdi ka socday midowgga Yurub oo ka koobnaa ilaa 18 safiir oo ay ka wada hadlleen madaxweynaha xaalada Soomaliya iyo waxa u qabsoomay dowladda mudadii ay jirtay.
Wafdiga ayaa kala hadllay madaxweynaha sidii loo xoojin karo ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Kooxo hubeysan oo dad rayidka ah ku dillay magaalada Mandheera gobollka W/bari Kenya
Published By mjournal On Wednesday, June 12th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Warar naga soo gaarayamagaalada Mandheera ee dalka Kenya ayaa sheegaya in kooxo hubeysan halkaa ku dilleen afar ruux, halka tiro intaa ka badanna ku dhaawaceen kadib markii ay weerar ku qaadeen gaari ay la socdeen.
Saraakiisha nabad-galyada dowladda Kenya ayaa sheegay in deegaannka lagu magacaabo Qooqe oo ka ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Sheekh Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay Kismaayo islamarkaana sheegay in uu ka xun yahay dagaallkii dhawaan ka dhacay magaalada
Published By mjournal On Wednesday, June 12th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : --- Sheekh Axmed Max'ed Islaam { Axmed Madoobe] oo ah madaxweynaha mamulka uu muranka badan ka taagan yahay ee Jubba-land, ayaa dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, kadib socdaal dhowr cisho qaatay oo uu ku tagay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Sheekh Axmed Madoobe oo kula hadllayay warbaahinta magaalada kismaayo, ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Human Rights Watch oo ku baaqday in la dhowro sharciga xuquuqul Insaanka
Published By mjournal On Wednesday, June 12th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal :-- Baarlamaanka Soomaaliya waa in uu dib u eeged kusameeyo sharciga qabyo-qoraalka ah ee lagu hirgalinaayo guddiga qaran ee xaquuqul insaanka si loo xaqiijiyo helitaanka guddi adag oo madax bannaan isla markaana leh ogolaansho ballaaran iyo awoodo wax lagu dhaqan galiyo, sida Human Rights Watch ayaa ku sheegtay warbixin manta ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Maamulka Jubba-land garabka uu hogaamiyo Axmed Madoobe oo qaadacay shirka dowladdu ay ku baaqday ee Muqdisho ka dhaci doona
Published By mjournal On Wednesday, June 12th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Saraakiisha maamulka Jubba-land garabka uu hogaamiyo Sheekh Axmed Max'ed Islaam ayaa sheegay in aysan ka qeyb-gali doonin shirka ay dowladdu ku baaqday ee lagu wado in uu dhawaan ka furmo magaalada Muqdisho.
Dowladda Sooamaliya ayaa ayaa ugu baaqday dhamaan dhinacyada isku haya siyaasada gobollada Jubbooyinka in ka ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Ururka caalamiga ee shaqaallaha aduunka ILO oo ka hadllay askareynta caruurta
Published By mjournal On Wednesday, June 12th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Ururka caalamiga ah ee shaqaalaha adduunka ee ILO ayaa soo saaray warbixin uu kaga hadlayo shaqaaleynta carruurta yar yar ee aan wali qaan gaarin.
Warbixinta ururka oo ku soo beegantay xuska 12-ka June oo ku beegan maalinta caalamiga ah ee ka hortagga shaqaaleysiinta carruurta ayaa lagu sheegay in ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Dagaal khasaare geytay oo ka dhacay meel dulleedka ka ah magaalada Jowhar gobollka Shabeellaha dhexe
Published By mjournal On Wednesday, June 12th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Wararka laga hellayo magaalada Jowhar ee xarunta gobollka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in saacadihii aynu soo dhaafnay dagaal culus oo khasaare geystay uu ku dhacay meel dulleedka ka ah magaalada, kadib markii xoogagga Al-shabaab ay weerareen fariisimo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda.
Sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen dad ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Maamulka Garbahaarey oo beeniyay in ciidamada dowladda uu ka tirsanaa Nin ay Al-shabaab ku toogeen Baardheere
Published By mjournal On Wednesday, June 12th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Mas'uuliyiinta dowladda degmada Garbahaarey ee gobollka Gado ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in ciidamada dowladda Soomaaliya ee gobollka Gado uu ka tirsanaa shaqsi ay Al-shabaab ku toogeen magaalada Baardheere ee gobollka Gado.
Iimaam Cadow Kaarshe oo ah guddoomiyaha degmada Garbahaarey ee maamulka dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Xarrakada Al-shabaab oo xalay weerar ku qaaday xaafaddo ka tirsan degmada Baydhabo
Published By mjournal On Wednesday, June 12th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xoogan oo xalay xoogagga Al-shabaab ku qaadeen xaafaddo ka tirsan magaalada Baydhabo ee xarunta gobollka Bay, sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen dadka magaalada ku dhaqan magaalada.
Wararku waxaa ay sheegayaan in weerar qorsheysan xoogagga Al-shabaab ku qaadeen fariisimo ciidamada dowladda ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Shirkada SKA oo ka warbixisay mid ka mid ah shaqaallaheeda oo dillay muwaadin Soomaaliyeed
Published By mjournal On Wednesday, June 12th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Maamulka shirkada SKA ee ka howlgasha garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay faah faahin ka bixiyay mid ka mid ah shaqaallaheeda oo sida la sheegay dil u geystay muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa xoogsatada ka howlgasha garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Maamulka ayaa waxaaba kama jiraan ku ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Ra’iisal wasaare Saacid oo sheegay in xiisada ka jirta Kismaayo wada hadal ku wajihi doonaan
Published By mjournal On Tuesday, June 11th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta sheegay in xukuumadu uu hogaamiyo ku wajihii doonto xiisada colaadeed ee ka taagan magaalada Kismaayo qaab nabadeed iyo wada hadal.
Ra'iisal wasaaraha ayaa sheegay in ay ka go'an tahay xukuumada uu hogaamiyo in dalka loo horseedo nabad, khilaaf ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Madaxda ugu sareysa dowladda Soomaaliya oo maanta laga talaalay cudurka dabeysha ”Sawirro”
Published By mjournal On Tuesday, June 11th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Munaasabad ay soo qaban-qaabisay wasaarrada hormarinta adeega bulshada dowladda federaalka Soomaaliya oo lagu qabtay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya, ayaa maanta cudurka dabeysha looga talaalay madaxda ugu sareysa dowladda Soomaaliya, sida madaxweynaha, guddoomiyaha baarlamaanka iyo ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya.
Wasiirrka wasaarrada adeega bulshadaMarwo Maryam Qaasim oo ka hadashay munaasabadda ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO



/>




















Mogadishu Time





