Deadly tornado rips through Oklahoma City
US President Barack Obama has declared a major disaster in Oklahoma after a 3km-wide tornado packing winds of up to 320kph tore through the state capital killing at least 51 people, including 20 children, and injuring at least 230.
The Oklahoma medical examiner's office said on Tuesday that it was expecting the death toll from ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Wafdi heer caalami ah oo booqday magaalada Kismaayo ee xarunta gobollka Jubbada hoose
Published By mjournal On Tuesday, May 21st 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal :-- Waxaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobollka Jubbada hoose wafdi heer caalami ah oo isugu jiray a xubno ka kala socda Midowga Yurub, Mareykanka iyo China, kuwaasoo magaalada kula kulmay madaxda maamul gobolleedka Jubba-land ee dhawaan halkaa lagu doortay.
Socdaalka wafdiga ayaa lagu sheegay in uu la xiriiro ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
War Deg Deg: Dibadbax lagu taageeryo xukuumada ra’iisal wasaare Saacid oo Muqdisho ka dhacay
Published By mjournal On Tuesday, May 21st 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Waxaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho dibbax ay ka qeyb-galleen dad ka kooban qeybaha bulshada kaasoo siweyn looga soo horjeedo mooshinka ay diyaarinayaan mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, dhinaca kalana lagu taageeriyay xukuumada uu hogaamiyo ra'iisal wasaare Sacid Faarax Shirdoon Saacid.
Fagaaraha Siyadka ee magaalada Muqdisho ayaa saakay ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
XALKA KISMAAYO, HADAL UU YIRAAHDO XASAN SHEEKH AYUU KU XIRAN YAHAY, HADDII UU ALLE WAAFAJIYO” Caaqilka MuqdishoJoornaal Muxuu Kismaaya Ka Yiri?
Published By mjournal On Tuesday, May 21st 2013. Under Wararka Maanta
Kismaayo waxaa ka jira jahawareer aan ilaa iyo hadda xal loo helin, waxayna haatan qarka u saaran tahay in uu dagaal ka qarxo oo uu dhiig ku daato, laakiin sida ka qoraa ahaan ay ila tahay Kismaayo xalkeeda waxa uu ku xiran yahay hal hadal oo uu yiraahdo madaxweynaha Soomaaliya ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Odayaasha dhaqanka gobollka Gado oo siweyn ugu gacan-seyray maamulka Jubba-land ee looga dhawaaqay Kismaayo
Published By mjournal On Tuesday, May 21st 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Garbahaarey ee gobollka Gado odayaasha dhaqanka gobollkaas, waxaa ay siweyn u qaadaceen maamulka dhawaan looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ee xarunta gobollka Jubbada hoose kaa oo madaxweyne loogu doortay Sheekh Axmed Madoobe.
Odayaasha ayaa sheegay in waxyaabaha ka soconaya magaalada Kismaayo noqon karaan ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Al-shabaab oo sheegtay in ay ka danbeeyeen weerarkii madaafiicda ee habeen hore lagu qaaday xarunta madaxtooyada
Published By mjournal On Tuesday, May 21st 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Xoogagga Al-shabaab ayaa sheegtay weerar hoobiyayaal ah oo habeen hore lagu qaaday xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya, sida uu warbaahinta u sheegay afhayeenka dhinaca howlgalada u qaabilsan C/siis Abuu-muscab.
Waxaa uu sheegay afhayeenka dhinaca howlgalada u qaabilsan kooxda Al-shabaab in ilaa 10 madfac ay ku rideen xarunta madaxtooyada Villa ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo saakay howlgal ka wada qeybo ka mid ah degmooyinka gobollka Banaadir
Published By mjournal On Tuesday, May 21st 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ayaa saakay howlgal ballaaran ka wada qeybo ka mid ah degmooyinka gobollka Banaadir oo ay xalay saqdii dhexe ciidamadu gudaha u galleen.
Howlgalka ayaa waxaa qeyb ka ah ama si wada jira ah u fullinaya ciidamada booliiska iyo nabad-sugida oo wehlinayaan ciidamada ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Xildhibaannadii mooshinka ka keenay xukuumada oo qaarkood ka laabtay go’aankoodii
Published By mjournal On Tuesday, May 21st 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Saacadihii ugu danbeeyay waxaa shaaciyay in ay dib uga laabteen mooshinkii ka dhanka ahaa xukuumada Soomaaliya tiro xildhibaanno ah oo ka mid ahaa mudanayaal maalmihii ugu danbeeyay olale ugu jiray in kalsoonida lagala laabto xukuumada uu hogaamiyo ra'iisal wasaare Saacid.
Xildhibaanno ay ka mid ahaayeen Max'ed Cabdi Yuusuf, ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Madaxweyne Faroole oo xadgudub ku tilmaamay wax ka badal lagu sameeyay dastuurka federaalka
Published By mjournal On Monday, May 20th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal :-- Madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Max'ed Faroole ayaa arinta xad -gudb ah ku tilmaamay wax ka badal ama fara-galin lagu sameeyay dastuurka dowladda federaalka, taasoo ayuu yiri dhaawaci karta jirintaanka Qaranimada Somaaaliyeed.
Waxaa uu sheegay madaxweyne Faroole in talaabada lagu fara-gallinayo dastuurka dowladda federaalka ay dhaawici karto sida ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Mudanayaasha baarlamaanka Soomaliya oo dood ka yeeshay miinsaaniyada 3-dii bilood ee ugu danebsay sanadka 2012-ka
Published By mjournal On Monday, May 20th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Fadhi maanta ay ku yeesheen xarunta gollaha shacabka ayeey mudanayaasha baarlaamanka Soomaaliya dood adag ka yeesheen miisaaniyada dowladda ee 3-dii bilood ee u danbeysay sanadka 2012-ka.
Kulanka waxaa shir guddoominayay guddoomiye ku -xigeenka koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya Jeylaani Nuur Iikar, waxaana uu horeyn warbixin dheer oo ay soo ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Puntland oo xukun kala duwan ku riday kalumeysto u dhalatay dalka Iiraan
Published By mjournal On Monday, May 20th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Maxkamada darajada koowaad ee gobollka Bari, ayaa xukuno kala duwan ku riday kaluumeysato isugu jirtay Soomaali iyo Ajnabi kadib markii sida la sheegay ay si sharci darro ah ugu kuuleysanayeen deegaannada Puntland.
Axmed Aadan Sandheere oo ah guddoomiyaha maxkmada darajada koowaad ee gobollka Bari ayaa sheegay ama ku ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Beeraley dagaal ku dhaxmaray Tuullo hoos tagta degmada Jowhar ee gobollka Shabeellaha dhexe
Published By mjournal On Monday, May 20th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Wararka laga hellayo gobollka Shabeellaha dhexe ayaa sheegay in tuullo dhinaca Bari kaga beegan degmada Jowhar uu dagaal ku dhaxmaray labo beelleed oo halkaa wada dega, kuwaasoo la sheegay in ay ka tirsan yihiin dadka beeraleyda ah ee ku dhaqan tuullada.
Dad ku sugan Tuullada lagu magacaabo Mayoongaalle ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Wasaarrada arrimaha dibada oo sheegtay in shir leysugu yeerayo dhamaan safiirrada Soomaaliya ee caalam-ka
Published By mjournal On Monday, May 20th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Wasiirrka wasaarrada arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumada Soomaaliya marwo Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo la hadashay warbaahinta ayaa sheegtay in dhawaan leysugu yeeri doono dhamaan safiirrada Soomaaliya u fadhiya calaam-ka, si markaa loo hagaajiyo ama dib u habeyn loogu sameeyo sida ay hadalka u ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Wasiirrkii hore ee amniga oo dowladda ugu baaqay in ay ka faa’ideysto khilaafka Al-shabaab
Published By mjournal On Monday, May 20th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Wasiirrkii hore ee arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka dowladdii ku-meel-gaarka aheyd C/samad Macalin Max'uud ayaa sheegay in uu jiro khilaaf muuqda oo xoogan kaasoo soo kala dhax-gallay saraakiisha ugu sareysa Al-shabaab, isaga oo sheegay in khilaafkaasi yahay mid in laga faa'ideysto mudan.
C/samad waxaa uu sheegay in dowladda ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Wasiirrka gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray dalka Suudaan
Published By mjournal On Monday, May 20th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Wasiirrka gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya C/xakiin Xaaji Max'uud Fiqi iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalintii shalay ka anbabaxay magaalada Muqdisho ayaa xalay ka degan magaalada Khartuum ee dalka Suudaan.
Wasiirrka oo ay safarkiisa ku wehliyaan saraakiil ka tirsan lamaha amniga dowladda federaalka oo ay ka mid yihiin Jen Xassan ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO























Mogadishu Time





