Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo aan u suurtagalin in uu ka qeyb-gallo shirkii G8-ka
Published By mjournal On Monday, June 17th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max'uud oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmihii ugu danbeeyay ku sugnaa magaalada London, ayaa la sheegay in ay u suurtagali weyday ka qeyb-galka shirka G8-ka oo markii hore qorshuhu ahaa in uu madaxweynaha ka qeyb-gallo.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa la sheegay ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Wasaarrada gaashaandhiga oo sheegtay in cudurka dabeysha laga talaalayo ciidamada xoogga dalka
Published By mjournal On Monday, June 17th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Wasiirrka wasaarrada gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya C/xakiin Xaaji Max'uud Fiqi ayaa sheegay in dhamaan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed laga talaalayo sida uu hadalka u dhigay cudurka dabeysha.
Wasiirrka oo sheegay in muhiimad gaar ah siinayaan caafimaadka ciidamada, sidaa daraadeed la geyn doono xarumaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed talaalka cudurka ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Ciidamo ka tirsan militariga dowladda Soomaaliya oo tababar loogu soo xiray gudaha dalka
Published By mjournal On Monday, June 17th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Ku dhawaan Kun askari oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa tababar mudo lix biloowd ah socday loogu soo xiray xerada Jaziira ee duulleedka magaalada Muqdisho, waxaana munaasabada ka qeyb-gallaya wasiirrka gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya.
Wasiirrka wasaarrada gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya C/xakiin Xaaji Max'uud Fiqi ayaa hadal uu u ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Madaafiic xalay lagu weeraray xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya xili maalmihii ugu danbeeyay howlgalo ka socdeen Muqdisho
Published By mjournal On Monday, June 17th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : ---Madaafiic hoobiyayaal ah ayaa mar kale lagu garaacay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya, xili maalmihii ugu danbeeyay ciidamada dowladda iyo AMISOM ka wadaan qeybo ka mid ah gobollka Banaadir howlgalo sida ay sheegeen lagu xaqiijinayo amniga.
Wararku waxaa ay sheegayaan in weerarada madaafiicda ah oo loo adeegsaday qoriga hoobiyaha ay ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Maamulka gobolka Shabeelaha dhexe oo sheegay in la xaliyay xiisado colaadeed oo ka jiray gobolka
Published By mjournal On Monday, June 17th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay xiisado colaadeed oo salka ku haya aano qabiil ay ka jireen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe, ayeey sheegeen mas'uuliyiinta maamulka gobolka in ay xaliyeen xiisadihii colaadeed ee halkaa ka jiray.
Cali Cismaan Ibraahim oo ah guddoomiye ku-xigeenka gobollka Shabeellaha dhexe ayaa sheegay in ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Xildhibaanno ka badbaaday weerar la doonayay in lagu afduubto oo ka dhacay magaalada Nairobi
Published By mjournal On Monday, June 17th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Wararka laga hellayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in mudanayaal ka tirsan baarlmaanka Soomaaliya horayna wasiirro uga soo noqday xukuumadihii ku-meel-gaarka ahaa ee dalka Soomaaliya weerar ku soo qaadeen rag hubeysan oo sida la sheegay doonayay in ay afduubtaan.
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre iyo xildhibaan C/raxmaan ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Wasiirrka arrimaha dibada Soomaaliland oo siweyn u difaacay ka qeyb-galkiisii shirkii maalgashiga Soomaaliya ee ka dhacay Nairobi
Published By mjournal On Monday, June 17th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Wasiirrka wasaarrada arrimaha dibada maamulka Soomaaliland Dr Max'ed C/llaahi Cumar ayaa siweyn u difaacay ka qeyb-galkiisii shirkii maal-gashiga Soomaaliya ee dhawaan ku qabsoomay ama lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Wasiirrka oo su'aalo kulul ay weydiiyeen xildhibaannada gollaha baarlamaanka Soomaaliland ayaa sheegay in markii hore ay ka ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Magacyada Siyaasiyiin dhawaan Cunaqabateeyn Lagu Soo Rogi Doona Xagga dhaqaalaha iyo Safarada.” Yaa Ka Mid Ah Siyaasiyiintaas?
Published By mjournal On Sunday, June 16th 2013. Under Wararka Maanta
Dowladd Soomaaliya ay daraasad waqti dheer qaadatay oo ay ku sameysay shaqsiyaadkaasi ay ugu danbeyn ku guuleysatay in dowladaha awooda leh iyo Qaramada Midoobay ay u gudbiso liiskooda si looga qabto caqabada ay ku yihiin hanaanka geedi socodka soo kabashada Soomaaliya ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Marwada Madaxweynaha Somali-Land Aamina Shiikh Maxamed Oo Ka Qeyb Gashay Munaasabadda Carruurta
Published By mjournal On Sunday, June 16th 2013. Under Wararka Maanta
Waxaa munaasabad Lagu xusayey maalinta Caruurta afrika ,kana soo qayb galeen Marwada Madaxweynaha Somali-land marwo Amina sh.Maxamed Jirde, Wasiirka Wasaarada shaqada iyo arimaha Bulshada Maxamud Bare Garaad,iyo masuuliyiin ka kala socday Hay’ada Wadaniga ah iyo Kuwa caalamiga ah ayaa maanta Lagu qabtay Hoteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa.
Maant ayey marwada ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Axmed Madoobe oo U Kictimay Magaalada Addisababa Ee Dalka Itoobiya” Maxaa Keenay Safarkaas?.
Published By mjournal On Sunday, June 16th 2013. Under Wararka Maanta
Safar aan hore loo sii shaacin ayaa la sheegayaa in Axmed Madoobe uu saaka Aroorti ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaaya isaga oo ku sii jeeda Magaalada Adisababa ee caasimadda Dalka ItoobiyaWafdiga uu hogaaminayay Axmed Madoobe ayaa diyaarad ka raacay garoonka diyaaradaha Kismaayo, iyadoo socdaalkan uu yahay kii ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Interior minister declares reformist-backed Rowhani winner in Iran presidential vote
TEHRAN, Iran – Moderate cleric Hasan Rowhani was declared the winner of Iran's presidential vote on Saturday after gaining support among many reform-minded Iranians looking to claw back a bit of ground after years of crackdowns.
The powerful showing by the former nuclear negotiator allowed him to avoid a two-person runoff ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Muranka Webiga Nile Ee Itoobiya Iyo Masar Saameyn noocee ah ayay Soomaaliya ku yeelan kartaa?.” Caaqilka MuqdishoJoornaal Ha Inoo Qaadaal Dhigo”.
Published By mjournal On Sunday, June 16th 2013. Under Wararka Maanta
Muranka ku saabsan biyaha webiga Nile ee u dhexeeya dowladaha Masar iyo Itoobiya ayaa waxa uu noqday hadal heynta ugu badan ee beryahanba la isla dhex marayo, iyadoo Itoobiya ay xirtay biyahaasi maadaama uu dhulkeeda dhex maro, halka dowladda Masarna ay aaminsan tahay in webigaasi ay iyaddu leedahay oo ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Ciidamada Kenya oo askar ka tirsan ciidamada dowladda ku dillay deegaannka Husingow ee gobollka Jubbada hoose
Published By mjournal On Saturday, June 15th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Wararka naga soo gaaray gobollka Jubbada hoose ayaa sheegaya in ciidamo Kenya ee qeybta ka howlgalka midowgga Africa AMISOM ku dilleen askar ka tirsanaa ciidamad dowaladda deegaannka Husingow ee gobollka Jubbada hoose.
Wararku waxaa ay sheegayaan in dagaal uu dhaxmaray labada dhinac, kadib markii ciidamada Kenya is hortaag ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Ra’iisal wasaare Saacid oo la kulmay ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Norway ”War-saxaafadeed”
Published By mjournal On Saturday, June 15th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Norway Kjell Magne Bondevik oo hada ah gudoomiyaha Xarunta Oslo ee dimuqraadiyadda iyo xuquuqda aadanaha oo la asaasay sanadkii 2006.
Ra’iisal Wasaare Saacid ayaa kulankii uu la qaatay ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Dagaal dulleedka magaalada Jowhar ku dhaxmaraya ciidamada dowladda iyo maleeshiyo beelleed
Published By mjournal On Saturday, June 15th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Wararka hadda naga soo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka S/dhexe ayaa sheegaya in dagaal culus oo leysku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan uu ku dhaxmarayo deegaan dulleedka ka ah magaalada Jowhar ciidamada dowladda iyo maleeshiyo beelleed.
Wararku waxaa ay sheegayaan in uu dagaallka ka bilaawday dad rayid ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO



/>



















Mogadishu Time





