Xisbiyada Siyaaasadda dalka oo ka hadlay xildhibaannada cusub ee Jubbaland
Mjournal :-Xisbiyada Wadajir, Himilo Qaran iyo Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ayaa hambalyo u diray Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, kuwaasoo maanta lagu dhaariyay magaalada Kismaayo. War saxaafadeed gaar gaar ah oo ay saddexdan...
Posted On 13 Aug 2019