Dagaal dhex-maray ciidamada Itoobiya iyo Al-Shabaab
Mjournal :-Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta uu dagaal xooggan dhex maray ciidamo Ethiopian ah iyo dagaalyahannada Ururka Al-Shabaab. Dagaalka ayaa ka dhacay meel ku dhow tuulada Deynuunaay oo u dhaxeysa Baydhabo iyo degmada Buur Hakaba, ka dib markii...
Posted On 18 Jan 2019