C/xakiin Camey “Kuma raacsani go’aanka Kismaayo, mana la igala tashan”
Mjournal :-Madaxweyne kuxigeenka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa qaadacay go’aankii Madaxda dowlad goboleedyada ka soo saareen magaalada Kismaayo, kaasoo ay ku hakiyeen wada shaqeyntii kala dhaxeysay dowladda Federaalka. C/xakiin Camey oo caawa wareysi siiyay Idaacada...
Posted On 08 Sep 2018