Xoghayihii Joogtada oo iska casiley Wasaaradda Maareynta Masiibooyinka
Mjournal :-Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraaynta Masiibooyinka Maxamed Cumar Macalin ayaa iska casilay xilkii wasaaraddaasi. Warqadda is casilaadda ayuu ku sheegay inuu isku casilay duruufo adag oo u saamixi waayey inuu sii wato shaqadii uu u hayey wasaaradda...
Posted On 08 Aug 2018