Golaha Wasiirada oo galabta magacaabay Saddex Safiir
Mjournal :-Shir golaha Wasiiradda Soomaaliya ay maanta yeesheen ayaa lagu magacaabay saddex Safiir oo Soomaaliya u fadhi doono caalamka, iyadoo aan la sheegin dalalka loo magacaabay. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa soo jeediyay magacaabida saddex...
Posted On 26 Jul 2018