DFS, Bangiga Adduunka iyo Bahwadaagta caalamka oo ka wada hadlay Barnaamijka Cusub ee Kaararka Aqoonsiga “Sawirro”
Mjournal :-Madaxa istaraatiijiyadda Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna u qeybsanaha Barnaamijka Kaarar Aqoonsiga ee digitaalka ah Mudane Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa magaalada Nayroobi kula kulmay saraakiil sare oo ka tirsan Bangiga Adduunka...
Posted On 03 Jul 2018