Guddoomiye Yariisow oo la kulmay Michael Keating
Mjournal :-Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho Eng C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Amb Michael Keating. Kulanka ayaa waxaa labada dhinac ku wehlinaayay masuuliyiin ka tirsan...
Posted On 31 Mar 2018