Madaxweynaha Real Madrid oo Saddax xiddig ka doonaya EPL-ka
Madaxweynaha kooxda Real Madrid Florentino Perez ayaa wuxuu doonayaa inuu dib u dhis ku sameeyo kooxdiisa Real Madrid xagaaga soo aadan, sida ay sheegayaan warbaahinta Spain. Los Blancos ayaa isha ku heysa inay lasoo wareegto weeraryahanka kooxda Tottenham Harry Kane, goolhayaha...
Posted On 05 Feb 2018