Qarax dad badan ku dhaawacmeen oo ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobollka Bay
Published By mjournal On Saturday, May 25th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : - Wararka laga hellayo magaalada Baydhabo xarunta gobollka Bay ayaa sheegay in qarax dad badbadan ku dhaawacmeen , waxaana arintaa ka hadllay maamulka gobolka Bay ee dowladda federaalka.
Wararku waxaa ay sheegayaan in qaraxaasi ay ku dhaawacmeen 15 ruux qaraxa oo ahaa bamka nuuca gacanta laga tuuro, iyadoo dadkaas ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Madaxweynaha Kenya oo sheegay in dowladda Soomaaliya ka taageeri doonaan dhismaha maamulka Jubbooyinka
Published By mjournal On Saturday, May 25th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo ka mid ahaa madaxdii urur gobolleedka IGAD ee ka qeyb-gashay shirkii ku soo dhamaaday magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa sheegay in dowladdiisu ka taageeri doonto dowladda Soomaaliya dhismaha maamulka gobollada Jubbooyinka.
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo ka hadllay shirka ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Saraakiisha Kenya oo sheegtay in ay xil gaar ah iska saari doonaan amniga gobollada W/bari Kenya
Published By mjournal On Saturday, May 25th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- David Kimayo taliyaha guud ee ciidamada booliiska dalka Kenya oo warbaahinta ayaa sheegay in saraakiisha ciidamada nabad-galyada dalka Kenya xil gaar ah iska saari doonaan amniga iyo nabad-galyada deegaannada gobollada W/bari ee dalka Kenya.
Taliyaha guud ee ciidamada booliiska dalka Kenya waxaa uu intaa ku darray, nay soo ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
IGAD oo ku baaqday in shir maamul loogu sameynayo gobollada Jubbooyinka lagu qabto magaalada Muqdisho
Published By mjournal On Saturday, May 25th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Madaxdii urur gobolleedka IGAD xalay ku shiray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa ugu danbeytii waafaqay ama isku raacay go'aankii ay qaateen shirkii wasiirro arrimo dibadeedka urur gobolleedka IGAD ee ahaa in magaalada Muqdisho lagu qabto shir deg deg ah oo maamul loogu dhisayo gobollada Jubbooyinka.
Kulanka ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Ciidamada midowgga Africa oo howlgal ballaaran ka wada magaalada Muqdisho
Published By mjournal On Saturday, May 25th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Ciidamada midowgga Africa AMISOM ayaa saakay waabarigii hore gudaha u gallay xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee gobollka Banaadir, halkaasoo ay ciidamadu ka wadaan howlgal guri guri loo baarayo degmada.
Afhayeenka ciidamada midowgga Africa AMISOM Col Cali Aadan Xamud oo dhawaan la hadllayay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Woolwich suspect’s friend arrested after appearing on Newsnight Man detained after claiming on television that Michael Adebolajo was tortured in Kenya and harassed by MI5 agents
Abu Nusaybah: 'I believe that certain events that happened to recently had an impact in shaping the changes.' Photograph: BBC
A friend of one of the suspected killers of a soldier butchered in a London street was arrested by counter-terrorism officers yesterday after going on television to allege that Michael ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Madaxweyne Xassan Sheekh oo sheegay in Kismaayo mar kale qabsan karaan xoogagga Al-shabaab
Published By mjournal On Saturday, May 25th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max'uud oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaasoo uu kaga qeyb-gallay shirka madaxda wadamada ku jira urur gobolleedka IGAD ayaa qudbad uu ka jeediyay shirka waxaa uu kaga hadllay xaalada gobollada Jubbooyinka, gaar ahaan magaalada Kismaayo.
Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Axmed Madoobe oo sheegay in ragga sheegtay madaxweynayaasha ay soo abaabushay dowladda
Published By mjournal On Saturday, May 25th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Madaxweynaha maamulka Jubba-land ee ka dhisan magaalada Kismaayo Sheekh Axmed Max'ed Islaam ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya in ay ka danbeyso ragga sheegtay sida uu hadalka u dhigay madaxweynayaasha ee ku sugan magaalada Kismaayo.
Waxaa uu ku eedeeyay Axmed Madoobe dowladda federaalka Soomaaliya in ay colaad ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Kooxo hubeysan oo xalay nabadoon ku dillay W/qooyiga magaalada Gaalkacyo
Published By mjournal On Friday, May 24th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Wararka laga hellayo magaalada Gaalkacyo ee gobollka Mudug ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeysan ku toogeen ama ku dilleen W/qooyiga magaalada nabadoon siweyn looga garanayay deegaannadaas oo lagu magacaabo Nabadoon Faaruuq.
Qof ku sugnaa goobta uu dilka ka dhacay ayaa u sheegay warbaahinta in dilkaasi ay u fulliyeen ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Galmudug oo soo dhaweysay go’aankii xildhibaannadu uga laabteen mooshinkii ka dhanka ahaa xukuumada
Published By mjournal On Friday, May 24th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Maamulka Galmudug ee ka dhisan magaalada Gaalkacyo ayaa siweyn u soo dhaweeyay go'aanka xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ee ahaa in ay dib ula laabteen mooshin ay markii hore ka keeneen xukuumada uu hogaamiyo ra'iisal wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.
Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xassan Cawaalle Qeybdiid ayaa soo dhaweeyay ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Wasiirro arrimo dibadeedka IGAD oo ku baaqay in dowladda looga danbeeyo dhismaha maamulka Jubbooyinka
Published By mjournal On Friday, May 24th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Kulan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ay ku yeesheen wasiirro arrimo dibadeedka Urur gobolleedka IGAD oo lagu eegayay xaalada siyaasadeed ee Jubbooyinka iyo aragtida IGAD ay ka qabto arintaa iyada ah, ayaa la sheegay in leysku afgartay in dowladda federaalka Soomaaliya looga danbeeyo dhismaha maamul gobolleedyada ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Guddoonka baarlamaanka oo sheegay in la horkeenayo xildhibaannada barnaamijka maamul u sameynta gobollada
Published By mjournal On Friday, May 24th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Pro Max'ed Cismaan Jawaari guddoomiyaha baarlamaanka dalka Soomaaliya ayaa sheegay in xukuumada looga fadhiyo in ay horkeento xildhibaannada baarlamaanka barnaamijka maamul u sameynta gobollada dalka Soomaaliya oo dhawaan xukuumadu meel marisay.
Guddoomiyaha barlamaanka oo wareysi siinayay Idaacada ku hadasha afka dowladda ee Radio Muqdisho ayaa sheegay, baarlamaanka Soomaaliya ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Dowladda federaalka oo sheegtay in ay heshay lacago qeyb ka ah yahoobii shirkii London
Published By mjournal On Friday, May 24th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dalka laga dareemayo korar dhaalle tan iyo wixii ka danbeeyay shirkii 7 bishan aynu ku jirno ee May ee ka dhacay magaalada London ee dalka Britain.
Ra'iisal wasaaraha ayaa sheegay ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Qaybta 24aad
Published By mjournal On Friday, May 24th 2013. Under Wararka Maanta
Qaybta 24aad
Rooraaye sida adag ee aan jixinjixa lahayn oo Fanaxley ula hadashay, iyo sida wejiga loogaga sayray jacaylkii cusbaa oo uu sheegtay waxay ku soo aadday waqti noloshii uu Kenya ku haysan jirey wax weyni iska beddeleen. Laga soo bilaabo waqtigii fogaa ee uu dalka Kenya galay Rooraaye waxa ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Madaxweyne Obama oo sheegay in la wiiqay awooda kooxda Al-shabaab ee lala xiriiriyo Al-Qaacid
Published By mjournal On Friday, May 24th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama oo hadal jeediyay ayaa sheegay in la wiiqay guud ahaan marka la eego awoodii kooxaha argagixisada ka dagaallka ka wada wadamo badan oo dunida ah, waxaana ka mid ah kooxaha uu tilmaamay Obama kooxda Al-shabaab ee dagaallka kula jirta dowladda federaalka iyo ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO


















Mogadishu Time





