Baarlamaanka Puntland oo maanta codka kalsoonida uqaadaya Xukuumada cusub
Mjournal :-Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan soo dhisay Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo sabdi ah lagu wadaa in la horgeyo, golaha wakiilada dowladda Puntland, si ay xasaanadda u siiyaan. Mudanayaasha golaha wakiilada, ayaa wadar ahaan codka...
Posted On 16 Feb 2019