Dowladda federaalka oo sheegtay in ay heshay lacago qeyb ka ah yahoobii shirkii London
Published By mjournal On Friday, May 24th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dalka laga dareemayo korar dhaalle tan iyo wixii ka danbeeyay shirkii 7 bishan aynu ku jirno ee May ee ka dhacay magaalada London ee dalka Britain.
Ra'iisal wasaaraha ayaa sheegay ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Qaybta 24aad
Published By mjournal On Friday, May 24th 2013. Under Wararka Maanta
Qaybta 24aad
Rooraaye sida adag ee aan jixinjixa lahayn oo Fanaxley ula hadashay, iyo sida wejiga loogaga sayray jacaylkii cusbaa oo uu sheegtay waxay ku soo aadday waqti noloshii uu Kenya ku haysan jirey wax weyni iska beddeleen. Laga soo bilaabo waqtigii fogaa ee uu dalka Kenya galay Rooraaye waxa ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Madaxweyne Obama oo sheegay in la wiiqay awooda kooxda Al-shabaab ee lala xiriiriyo Al-Qaacid
Published By mjournal On Friday, May 24th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama oo hadal jeediyay ayaa sheegay in la wiiqay guud ahaan marka la eego awoodii kooxaha argagixisada ka dagaallka ka wada wadamo badan oo dunida ah, waxaana ka mid ah kooxaha uu tilmaamay Obama kooxda Al-shabaab ee dagaallka kula jirta dowladda federaalka iyo ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Hogaanka socdaalka dowladda federaalka oo sheegay in la diiwaan galliyay 1345 ajnabi ah oo ku sugan dalka Soomaaliya
Published By mjournal On Friday, May 24th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Gen C/llaahi Gaafoow Max'uud oo ah taliyaha hogaanka socdaalka dowladda federaalka Soomaaliya oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in la diiwaan -galliyay ajnabiga ku sugan dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho oo kol hore hogaanka socodaalku ku war-galiyay in ay isa soo diiwaan-galliyaan.
Gen Gaafoow waxaa ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Shir madaxeedka urur gobolleedka IGAD oo maanta ka furmaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya
Published By mjournal On Friday, May 24th 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Waxaa lagu wadaa in maanta oo Jimco ah madaxda wadamada ku haboobay urur gobolleedka IGAD uu shir uga furmo magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kaasoo ay kaga hadli doonaan arrinta ka taagan gobollada Jubbooyinka.
Kulanka maanta ka furmaya magaalada Addis Ababa ayaa lagu wadaa in warbixin looga ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Xukuumada oo soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka ee xildhibaannada kana hadashay arrimaha Jubbooyinka iyo Soomaaliland
Published By mjournal On Thursday, May 23rd 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- 'Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ahaa oo uu shir gudoominayo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa lagu soo dhaweeyay go’aanka baarlamaanku ay uga noqdeeny mooshinkii ka dhanka ahaa xukuumadda, waxaa kaloo goluhu ka wada hadleen arrimaha federaalaynta dalka ee la xiriira Jubaland iyo ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Guddoomiyaha gobollka Banaadir oo sheegay in la furayo jidadka xiran ee Muqdisho
Published By mjournal On Thursday, May 23rd 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Guddoomiyaha maamulka gobollka Banaadir Max'uud Axmed Nuur Tarsan ayaa siweyn uga horyimid xirnaashiyaha jidadka magaalada Muqdisho oo qeybo ka mid ah ay u diideen laamaha amniga in ay isticmaalaan dadka iyo gadiidka BL-ka ah.
Max'uud Tarsan ayaa sheegay in xirnaashaha jidadka Muqdisho iyo cadaadiska shacabka lagu hayo marnaba ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Dad rayid ah oo lagu dillay magaalada Gaarisa ee gobollka W/bari dalka Kenya
Published By mjournal On Thursday, May 23rd 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Wararka warbaahinta ka heshay magaalada Gaarisa ee gobollka W/bari dalka Kenya ayaa sheegaya in fiidnimadii xalay kooxo hubeysan ku dilleen bartamaha magaalada labo ruux oo rayid ah.
Dadka la dillay oo ka mid ahaa shacabka magaalada ayaan ilaa iyo hadda la garaneyn cida dishay, waxaana lagu dilay inta ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Madaxweyne Xassan Sheekh oo ka hadllay xuska 50 sano guuradii ka soo wareegtay aas-aaskii midowgga Africa
Published By mjournal On Thursday, May 23rd 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Munaasabad siweyn loo soo agaasimay oo ay ka qeyb-galleen wafuud heer caalami ah laguna maamuusayay 50 sano guuradii ka soo wareegtay aas-aaskii ururka midowgga Africa oo ka dhacday Muqdisho, ayaa waxaa ka hadllay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max'uud.
Xarunta Xalane oo ah lagu qabtay munaasabada ayaa waxaa ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Xukun dil ah oo lagu riday dadkii ka danbeeyay dilkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Gacamey
Published By mjournal On Thursday, May 23rd 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Wararka laga hellayo magaalada Garoowe ayaa sheegay in maxkamada darjada koowaad ee Puntland dil toogasho ah ku riday 7 dhalinyarro ah oo lagu eedeeyay in ay ka danbeeyeen dilkii 15 -kii bishii Febraayo loogu geystay Garoowe alle ha u naxatiisteen Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Gacamey.
Goobta uu xukunka ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Dibadbax lagu taageerayo go’aankii dib ula noqoshada mooshinka oo ka dhacay Muqdisho
Published By mjournal On Thursday, May 23rd 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal :-- Dibadbax ay ka soo qeyb-galleen boqolaal dadweyne ah islamarkaana lagu taageerayay go'aankii ay dhawaan qaateen mudanayaasha baarlamaanka oo dib uga laabtay mooshin ka dhan ahaa xukuumada uu hogaamiyo ra'iisal wasaare Saacid ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho.
Dadka qeyb-gallayay dibadbaxa oo isaga kala yimid degmooyinka gobollka Banaadir ayaa yaa isugu ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Mid ka mid ah guddigii dowladda u saartay arrimaha Jubbooyinka oo sheegay in wax nidaam ah Kismaayo ka jirin
Published By mjournal On Thursday, May 23rd 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal :-- C/raxmaan Xoosh Jabriil wasiirrkii hore ee dastuurka xukuumadii ku-meel-gaarka aheyd dhinaca kalana ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, sidoo kalana ku jiray guddigii dhawaan dowladda federaalka u saartay dhameynta khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Jubbooyinka ayaa ka warbixiyay sida uu arko arrimaha Jubbooyinka iyo ilaa waqtiga waxa u ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Dowladda Itoobiya oo iska fogeysay in ay wax lug ah ku leedahay siyaasada Jubbooyinka
Published By mjournal On Thursday, May 23rd 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal :-- Iyadoo inta badan lagu xanto dowladdaha dariska ah, gaar ahaan kuwa ka tirsan urur gobolleedka IGAD ay ku lug leeyihiin jahwareerka siyaasadeed ee ka jirta gobollada Jubbooyinka, ayaa sheegtay dowladda Itoobiya in marnab aysan wax raad ah ku laheyn arrimaha ka taagan Kismaayo iyo guud ahaan maamulada iska ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO
Dowladdaha Soomaaliya iyo Suudaan oo hishiis militari ku kala saxiixday magaalada Khartuum
Published By mjournal On Thursday, May 23rd 2013. Under Wararka Maanta
Mjournal : -- Waxaa wali ku sugan magaalada Khartuum ee dalka Suudaan wafdi uu hogaaminayo wasiirrka gashaandhiga xukuumada Soomaaliya C/xakiin Xaaji Max'uud Fiqi oo kulamo kala duwan kula lahaa magaaladaas madaxda dalka Suudaan oo uu ka mid yahay madaxweyne Cumar Xassan Al-Bashiir.
Hadaba waxaa magaalada Khartuum ee dalkaasi Suudaan hishiis labo ... RIIX HALKAAN KANA AKHRISO

















Mogadishu Time





